logo
Koonfur Afrika oo ka Baroor Diiqaysa Askartii Lagu Dilay DRC
Madaxweyne Cyril Ramaphosa ayaa sidoo kale xusay geesiyaasha qaranka xilli uu jeedinayay khudbaddiisii ugu horreysay ee xaaladda qaranka (State of the Nation Address) tan iyo markii la dhisay Xukuumadda Midnimada Qaranka.
Koonfur Afrika oo ka Baroor Diiqaysa Askartii Lagu Dilay DRC
Hoggaamiyaha Mucaaradka Ivory Coast oo Ka Tanaasulay Dhalashada Faransiiska
Tallaabadan ayaa u suuragelinaysa Tidjane Thiam inuu u tartamo doorashada madaxtinimada ee dhici doonta dabayaaqada sanadkan.
Hoggaamiyaha Mucaaradka Ivory Coast oo Ka Tanaasulay Dhalashada Faransiiska
Madaxda DRC iyo Rwanda oo Raadinaya Waddo ay Uga Baxaan Colaadda
Hoggaamiyeyaasha mandiqadda ayaa ku booriyay M23 inay joojiyaan horusocodkooda, halka ciidamada DRC-na laga dalbaday inay joojiyaan tallaabooyinka aargoosiga ah.
Madaxda DRC iyo Rwanda oo Raadinaya Waddo ay Uga Baxaan Colaadda
Suudaan oo yeelanaysa "Xukuumad Cusub" ka dib markii ay dib ula wareegtay Khartoum
Waxaa la filayaa in xukuumadda cusub ee Suudaan la dhiso marka la dhammeystiro dib u qabsashada Khartoum, sida ay sheegeen ilo milateri.
Suudaan oo yeelanaysa "Xukuumad Cusub" ka dib markii ay dib ula wareegtay Khartoum
LAFAGUR
Jabhadda M23 ee ay taageerto Rwanda oo ku dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah
Jabhaddu waxay xustay sida ay uga go’an tahay ilaalinta iyo difaaca shacabka iyo goobaha ay gacanta ku hayaan.
Jabhadda M23 ee ay taageerto Rwanda oo ku dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah
trt-primary
Wararka caalamiga ah ee ku hadla luqaddaada.
Dooro kanaalka aad jeceshahay hadda oo hel wax badan oo ka socda menu-ka dhinaca.
Warar Dheeraad Ah
Ka fiirsada TRT Global. La wadaag ra'yigaaga!
Contact us