Kansarka Goor Hore Ma La Ogaan Karaa? Jawaabta Saynisyahannadu Waa HaaKansarka Goor Hore Ma La Ogaan Karaa? Jawaabta Saynisyahannadu Waa Haa
Daraasad cusub oo dhiirrigelin leh oo lagu baarayo kansarka sambabka iyada oo la adeegsanayo baaritaanka kaadida ayaa wax ka beddeli karta ogaanshaha cudurka kansarka ee goor hore, taasoo muujin karta calaamadaha cudurka bilooyin ama xitaa sanado kahor intaanay astaamuhu soo bixin.Daraasad cusub oo dhiirrigelin leh oo lagu baarayo kansarka sambabka iyada oo la adeegsanayo baaritaanka kaadida ayaa wax ka beddeli karta ogaanshaha cudurka kansarka ee goor hore, taasoo muujin karta calaamadaha cudurka bilooyin ama xitaa sanado kahor intaanay astaamuhu soo bixin.