Faalooyinka
Maxkamadda Somaliland oo Xaqiijisay Natiijada Doorashada
Maxkamadda Dastuuriga ee Somaliland ayaa si aqlabiyad ah ku sheegtay Arbacadii in doorashadii madaxtinimada ee dhacay 13-kii Nofeembar ay ahayd mid xor iyo xalaal ah.Maxkamadda Dastuuriga ee Somaliland ayaa si aqlabiyad ah ku sheegtay Arbacadii in doorashadii madaxtinimada ee dhacay 13-kii Nofeembar ay ahayd mid xor iyo xalaal ah.